Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

RW Xamse oo furay Shirka Madasha Isku-duwidda Horumarinta

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa furay Shirka Madasha Isku-duwidda Horumarinta, kaas oo lagu soo bandhigayey guulaha ay Xukuumaddu xaqiijisay, caqabadaha jira iyo talooyin ku saabsan sidii la isku waafajin lahaa qorsheyaasha Qaranka iyo barnaamijyada mudnaanta u leh Dowladda iyo saaxiibada caalamka.
Raโ€™iisul Wasaaraha ayaa kula dardaarmay heyโ€™adaha iyo deeqbixiyaasha in mashaariicda ay ka fuliyaan dalka ay noqdaan kuwo raasumaal leh oo wax u taraya dadka Soomaaliyeed, isaga oo hoosta ka xariiqay in hadda wixii ka danbeeya wadajir loo xisaabtami doono.
Mudane Xamsa ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay ka hartay dunida soddonkii sano ee la soo dhaafay, haatanna ay lagama maarmaan tahay in loo shaqeeyo si ka duwan kana xawaare badan sidii hore, si loo xaqiijiyo guulaha la hiigsanayo.
Madasha waxaa ka soo qeyb-galay masโ€™uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah), deeq-bixiyeyaasha, Qaramada Midoobay (UN), Ururrada Bulshada Rayidka ah, iyo marti-sharaf kale.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed