Qarax ka dhacay xarunta dowlada hoose ee Gobolka Banaadir

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa sheegaya in qarax xooggan oo Ismiidaamin ah lagu weeraray xarunta maamulka gobolka Banaadir.

sida xogta qaraxu nagu soo gaarayo ayaa tilmaamaya in qaraxa oo uu fuliyay ruux isa soo miidaamiyay uu beegsaday albaabka danbe ee Aqalka dowladda Hoose.

Wali lama ogaan khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxa, iyadoo gaadiidka gurmadka deg dega ah ay gaareen halka weerarka uu ka dhacay.

wixii soo kordha la soco Allsbc 

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed