Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Puntland oo soo bandhigtay Kartooman ay ku jiraan Baco la mamnuucay isticmaalkooda

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimillada  Puntland ayaa soo bandhigtay Kartooman ay ku jiraan Baco oo ay Wasaaraddu ku sheegtay in ay halis ku yihiin deegaanka iyo bulshada ku dhaqan deegaannada maamulkaas.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in Booliska  Puntland ay, โ€œqabteen baco tiro badan oo lagu soo raray baabuur candha-meydle ah, bacaha oo halis ku ah Deegaanka iyo bulshadaba,โ€ Sida lagu yiri warka ka soo baxay Wasaaradda.

Warka ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in ciidanka Booliska ay deegaanka Laacdhere ku qabteen gaari siday Baco, iyada oo soo bandhigeen xilli uu goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimillada Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Faroole.

Qabashada Bacahaan ayey Wasaaraddu ku sheegtay, โ€œGoโ€™aankii wadajirka ahaa oo ay hore u soo wadasaareen Wasaaradda Deegaanka iyo Taliska Booliska Puntkand kaas oo lagu mamnuucayey wax kasta oo wax yeelaya Deegaanka in la qabto oo ciddii ku xad gudubta sharciga la horgeeyo.โ€

Wasiirka Wasaradda Deegaanka Maxamed Cabdiraxmaan Faroole oo ay weheliyaan Booliska ayaa fariin adag u diray dadka ka ganacsada bacaha, kuwa soo dhoofiya iyo kuwa iibiyaba, xilli Wasiirka uu sheegay in bacuhu halis ku yihiin deegaanka iyo bulshadaba, isaga oo Booliska faray in ay talaabo sharciya ka qaadaan cidwalba oo lagu qabto wax waxyeelaya Deegaanka.

Howlgalkaan ayaa ku soo aadaya xilli Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimillada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay soo rogtay goโ€™aan mamnuuca in dalka la keeno Bacaha oo Wasaaraddu ku sheegtay in deegaanka ay halis ku yihiin.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed