Puntland oo shaacisay Natiijada Imtixaanka Fasalka 8aad

Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa maanta oo talaado ah 30/July/2024, waxay shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8aad ee 2024 iyo ardayda kaalmaha hore galay

Tobanka ardayda ee kaalmaha hore galay ayaa kala ah:

Kaalinta 1aad: Ibraahim Siciid Cismaan – Dugsiga Daarul Birri – Boosaaso.

Kaalinta 2aad: Cabdiqani Axmed Cumar – Dugsiga Dr. Axmed – Gaalkacyo.

Kaalinta 3aad: Nashaad Maxamuud Cali – Dugsiga Bright – Badhan.

Kaalinta 4aad: Cabdixakiin Axmed Cali – Dugsiga Midnimo – Buursaalax.

Kaalinta 5aad: Kayse Mustafe Caynab – Dugsiga Salaaxudiin – Badhan.

Kaalinta 6aad: Caasha Ciise Maxamed – Dugsiga Daarul Birri – Boosaaso.

Kaalinta 7aad: Qabuul Salaad Ismaaciil – Dugsiga Nawaawi Furqaan – Boosaaso.

– Maxamed Aadan Maxamuud – Dugsiga Aayaha – Boosaaso.

– Cabdulaahi Cabdiraxmaan Axmed – Dugsiga – Midnimo – Buursaalax.

Kaalinta 8aad: Mumtaas Faarax Mire – Dugsiga Daarul Qur’aan – Boosaaso.

– Jaamac Maxamed Xuseen – Dugsiga Dr. Axmed – Buurtinle.

– Ubax Cabdinaasir Axmed – Dugsiga Bright – Badhan.

Kaalinta 9aad: Maxamed Xuseen Maxamed – Dugsiga Bright – Badhan.

Kaalinta 10aad: Maryan Axmed Xuseen – Dugsiga Daarul Qur’aan – Garoowe.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed