Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Puntland oo eedeymo u jeedisay Dowlada Soomaliya

Wasaaradda Cadaaladda, arimaha diinta, dastuurka iyo dhaqancelinta Puntland ayaa ku eedaysay Dawladda Federalka Soomaaliya inay siyaasadaysay arimaha xajka lana musuqmaasuqay qoondadii ay Puntland ku lahayd.

Wasiirka Cadaaladda Puntland Maxamed Cabdiwahaab ayaa sheegay in wasaaradda awqaafta iyo arimaha diinta in ay siyaasad galisay arimaha xajka islamarkaana ay diiday inay wax talogalyo ah ka siiso dawlad gobaleedyada dalka.

โ€Dawladda Federalka Soomaaliya way siyaasadaysay Xajka,11 kun ayaa sanadkaan la siiyey Soomaaliya 700 oo kaliya ayaa la siiyey xujayda Puntland, mana ahan wax u wanaagsan soomaalinimada mana aqbalaynoโ€ ayuu yiri wasiirka Cadaaladda Puntland Maxamed Cabdiwahaab Axmed.

Wasiirka ayaa intaa ku daray in hadii sida hada wax u socdaan wax laga badaliwaayo ay Puntland ka tashan doonto ka qaybgalka Xajka sanadka soo aadaan ayna si madax banaan u dhaqmi doonto.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed