Puntland ayaa ku dhawaaqday in aqoonsigii iyo kalsoonadii kala laabatay Hay’addaha dowlada Faderaalka ah ee Soomaliya ka dib kulan ay yeesheen xalay Golaha wasiirada Puntland
war qoraal ah oo ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu tilmaamay in Puntland ay yeelanayso awood madax banaan oo dhamaystiran inta laga helayo hanaan dowladeeda oo dhamaystiran hishiisna lagu yahay.
Puntland ayaa sheegtay in ay si toos ah ugala xaajoonayso beesha Caalamka danaheeda .
hoos ka akhriso qoraalka PuntlandÂ