NISA oo sheegtay in ay duqeyn ka fulisay gobolka Hiiraan

Hawlgal ay iska kaashadeen hay’adda nabad sugidda ee NISA iyo Saaxiibada caalamka ayaa laga fuliyay deegaanka Buq-aqable ee Gobalka Hiiraan, halkaas oo la sheegay in lagu soo afjaray nolosha 6 horjooge oo katirsan Shabaab.

Hay’adda Nabadsugidda & Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa soo bandhigtay magacyada iyo shaqooyinkii ay ‘AS’ u hayeen 6da ruux ee duqaynta lagu beegsaday ayay Hay’addu soo bandhigtay.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed