Hawlgal ay iska kaashadeen hayโadda nabad sugidda ee NISA iyo Saaxiibada caalamka ayaa laga fuliyay deegaanka Buq-aqable ee Gobalka Hiiraan, halkaas oo la sheegay in lagu soo afjaray nolosha 6 horjooge oo katirsan Shabaab.
Hayโadda Nabadsugidda & Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa soo bandhigtay magacyada iyo shaqooyinkii ay โASโ u hayeen 6da ruux ee duqaynta lagu beegsaday ayay Hayโaddu soo bandhigtay.