Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

MW Xasan Shiikh oo sheegay in ay ka go’antahay qabashada doorasho qof iyo cod ah

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa sheegay in ay ka go’antahay hirgalinta hannaanka dimuqraadiyadda ee doorasho qof iyo cod, xilli uu ka qeyb galey munaasabad ka dhacday Safaaradda UK, isla markaasna ay goobjoog ahaayeen xubno ka tirsan Saaxiibadda Caalamiga.

Mudane Xasan Shiikh ayaa sheegay in ay muhiim tahay fursad la siiyo shacabka Soomaaliyeed si ay u doortaan madaxda hoggaaminaysa, lana hirgaliyo doorashooyin dimuquraaddi ah iyo in dib awoodda loogu celiyo dadweynaha.

“Doorashadu waa tiirka ugu muhiimsan dimuqraadiyad ku saleysan rabitaanka shacabka Soomaaliyeed, dowladdu waxay ka shaqeynaysaa in shacabka Soomaaliyeed ay si buuxda uga qeyb qaataan hagidda mustaqbalkooda iyo in ay helaan xaqa Dastuuriga ah ee doorashada cidda hoggaaminaysa masiirkooda” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Shiikh.

Ugu dambeyn, Madaxweynaha ayaa Saaxiibada caalamiga ah ka dalbaday in dowladda Soomaaliyeed ay ku garab istaagaan howlaha muhiimka ah Dimuqraadiyadda, si dalka u noqdo mid ammaan ah.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed