Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

MW Xasan Sheekh oo xilkii ka qaaday Lataliyihiisi Xiriirka Dowlad-goboleedyada

War kooban oo goor dhow lagu daabacay Boga Villa Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud uu xilka ka qaaday Lataliyaha Madaxweynaha ee Xiriirka Dowlad-goboleedyada, Maxamed Xasan Ibraahim (Qoone).

Warkaan sidoo kale waxaa lagu yiri โ€œMadaxweynaha Soomaaliya wuxuu mar walba ka rajeynayaa masuuliyiinta uu u magacaabo xilalka sare ee Qaranka inay gacan ka geystaan horumarka iyo midnimada dalka, iyagoo waajibaadkooda u gudanaya si hufan, daacadnimo leh, isla markaana u hoggaansamaya masโ€™uuliyadda ka dhalata xilalka ay hayaanโ€.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyay Maxamed Xasan Ibraahim (Qoone) muddadii uu u soo shaqeeyay Qaranka, wuxuuna u rajeeyay mustaqbal wanaagsan Maxamed Xasan Ibraahim (Qoone).

Dhowaan ayuu wareysi uu bixiyay Lataliyaha madaxweynaha dowlada fedaraalka Soomaaliya ee dhanka xiriirka dowlad goboleedyada Maxamed Xasan Ibraahin Qoone ee maanta xilka laga qaaday ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay waxyaabaha ka socda gobolka Gedo oo uu sheegay iney ka gaabisay Xukuumadda hada jirta.

โ€œWaa wax aad looga xumaado mana habooneyn in ay xukuumadda ka gaabiso arimaha kaso cusbonaaday gobalka Gedo Waxaan ku baaqayaa in guddi loo saaro Waxa ka jira gobalka Gedo si dadka ku dhaqan Halkaa u helaan adeegyada bulshada. Ugu dambeyn Soomaaliya waxaa soo maray xukuumado kala duwan ilaa xukuumadii 1956 waxeyna ahaayeen xukuumado tayo leh, Balse hada xukuumada dalka joogto waa kuwa aan dalka iyo dadka u adeygeyn una adeega danahooda gaarka ahโ€ ayuu yiri Qoone.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed