Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

MW Xasan Sheekh oo Hay’adaha ammaanka faray in ay baaris ku sameeyaan weerarka Gen Gordan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka falceliyay weerar ka dhacay Xerada Gen. Gordan ee Magaalada Muqdisho oo lagu dilay saraakiil u kala dhalatay Isutagga Imaaraatka Carabta & Baxrayn ayaa Hay’adaha ammaanka faray in ay baaris ku sameeyaan sida uu weerarkaas u dhacay.

Madaxweyne Xasan ayaa cambaareeyay weerarkaan isaga oo sheegay in saraakiisha isutagga Imaaraatka Carabta ay Soomaaliya ka caawiyaan dhinaca Amniga isaga oo fariintaan tacsida ah si gaar ah ula wadaagay ehelka xubnaha la dilay, waxaana uu hoosta ka xariiqay in baaritaanno arrintaan la xiriira ay socdaan.

Isbitaalka Erdogan (Ex Digfeer) ayuu ku booqday saraakiil dhaawac soo gaaray oo lagu daweynayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaana uu u rajeeyay in caafimaad degdeg ah helaan, waxa uu warbixin ka dhagaystay maamulka Isbitaalkaas oo uu ka xog-warraystay xaaladdooda dhinaca caafimaadka bukaannadaas.

“Innaa lilaahi wa innaa ileeyhi raajicuun. Dawladda iyo Shacabka aan walalaha nahay ee Imaaraadka Carabta waxaan uga tacsiyeynaynaa saraakiisha ku naf waayey weerarka argagixisanimo ee ka dhacay magaalada Muqdisho, Saraakiishaas oo u yimid dalkeenna in ay ka qeyb-qaataan dib u dhiska Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed” ayuu yiri MW JFS

“Dawladda iyo Shacabka walalaha ah ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta waxaan uga mahadcelinaynaa garab istaagga joogtada ah ee dib u dhiska iyo horumarinta Soomaaliya, annagoo xasuusnaa doonnaa doorka ay ku garab taagnaayeen dalkeena xiligan adag” ayuu qoraalkiisa kusoo gabagabeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Weerarkaan ka dhacay xerada Gen. Gordan ee Magaalada Muqdisho waxaa socda baaris ay wadaan saraakiisha ciidamada ammaanka Dowladda oo isla xalay xeradaas gaaray, waxaa lagu wadaa in ay natiijo kasoo saaraan marka ay soo gabagabeeyaan baaristooda inkasta oo aan la ogayn muddada ay qaadan karto.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed