Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

MW Xasan Sheekh oo booqday xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo uu  kusoo dhaweeyay taliyaha ciidanka xoogga dalka sareeye Gaas Ibraahin Sheekh Muxidiin Cadoow.

Taliye Ibraahin Sheekh Muxidiin ayaa ugu horeyn madaxweyne Xasan Shekh warbxin ka siiyay xaalada dalka iyo halka ay marayaan howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee ka socda qaar ka mid ah gobolada dalka.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sidoo kale kulan guud la qaatay saraakiisha ciidanka iyo Taliyaasha ciidamada Badda, Cirka iyo Taliye ku xigeenka ciidamada dhulka ee Xooga dalka Soomaaliyeed, waxaana kulanka goob joog ahaa madaxda hogaanada iyo talska guud ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Kulankaan uu maanta la qaatay madaxweyne Xasan Sheekh hogaanka sare ee ciidanka xooga dalka ayaa kusoo beegmaya, iyadoo dowladda Fedaraalka ay wado qorshe dib loo dardar galiyo howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee dalka looga xureynaayo.

Wararka waxay intaasi ku darayaan inuu dhawaan si toos ah u bilaaban doono wajiga labaad ee dagaalka dowladda ay ku dooneyso iney dalka guud ahaantiisa kaga xureyso kooxda Al-shabaab, kaasoo ka xoog badnaan doona wajiga koowaad ee dagaalka, maadama Soomaaliya laga qaaday cunaqabateyntii hubka ee saarneyd mudo ka badan 30 sano.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed