Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

MW Xasan Sheekh muxuu u sheegaya Berri Baarlamaanka?

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray maalinta berito ah labada Aqal ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya.

Guddoomiyaha Golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulankii maanta ee labada Aqal ka hor sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxakuud uu berito hor imaan doono labada gole, islamarkaana uu kala hadli doona xaaladda guuud ee dalka.

โ€œMudanayaal waxaan idin ku wargelinaya in beri oo Arbaco ah aad soo wada xaadirtaan kulan deg deg ah oo uu soo dalbaday madaxweynaha oo sida Dastuurka uu qabo soo dalban kara mar walba inuu isugu yeero labada Aqal, kulanka waxaa uu madaxweynaha kaga hadli doona xaaladahii ugu dambeeyay ee fadlan waqti fiican hala soo xaadiro waad la socotaan marxalada uu dalka ku jiroโ€ ayuu yiri guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe.

Kulankaan deg dega ah uu madaxweynaha isugu yeeray labada gole ee Baarlamaanka Fedaraalka ayaa wararku sheegayaan in madaxweynaha uu ka hadli doono xad gudubkii Itoobiya ay kula kacday wafdigiisa mudadii ay u joogeen Addis Ababa ka qeybgalka shirkii Midowga Afrika iyo waliba waxyaabaha uga soo qabsoomay safaradiisii ugu dambeeyay.

Kulankaan ayaa kusoo beegmaya, iyadoo wali ay taagan tahay xiisadii ka dhalatay heshiiskii Addis Ababa ku dhexmaray kowdii bishii Janaayo ee sanadkaan 2024 raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed iyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ee la xariiray in Itoobiya ay hesho qeyb ka mid ah dhulka iyo Biyaha Soomaaliya, heshiiskaas oo si weyn ay uga hortimid dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo inta badan dalalka Caalamka.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed