Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

MW Muuse Biixi โ€ In Xamar looga taliyo Soomaliland suuragal maahan โ€โ€™

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan magaalada berbera, ayaa wax aan suuragal ahayn ku tilmaamay in heshiis ay dowlada Soomaaliya gashay oo laga fulinayo Somaliland.

Muuse Biixi ayaa faragalin ku tilmaamay soojeedintii Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Hakan Fidan, uu Jimcihii ku sheegay in khilaafka Itoobiya iyo Soomaaliya uu ku dhamaan karo Itoobiya oo arrimaha badda kala hadasha Soomaaliya.

โ€œShalay waxa caalamka oo dhan kusoo baxay Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga oo arrimaha Somaliland soo faragaliyay, oo Berbera soo faragaliyay iyo dekedeeda, oo uu leeyahay Itoobiya Xasan Sheekh ha u soo marto, taasi waa gaf, Somaliland na taa aqbalimaysoโ€ ayuu yidhi Muuse Biixi.

Waxa uu sheegay in anay suuragal noqon doonin marna in Somaliland looga taliyo magaalada Muqdisho โ€œWaa cad ceed galbeed kasoo baxday in Somaliland looga taliyo Xamarโ€ ayuu yidhi Muuse Biixi.

Kadib khilaaf uu sababay heshiiska Somaliland iyo Itoobiya ee marinka badda, oo 8dii billood ee u danbeeyay ka dhextaagnaa Soomaaliya iyo Itoobiya, Turkiga ayaa ku taliyay in Itoobiya la siiyo marin badeed iyada oo loo marayo Soomaaliya, sidaana khilaafka lagu dhameeyo.

Wasiirada Arrimaha Dibadda Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa wadahadal uga furmayaa magaalada Ankara maalinta Isniinta, wadahadalan oo uu Turkigu dhexdhexaadiye ka yahay ayaa la sugaya waxa kasoo bixidoona.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed