MW Hore Farmaajo oo war ka soo saaray Doorashada Madaweyne Deni

Madaxweynihii hore ee Soomaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ugu Hambalyeeyay Dib u doorashada loogu doortay Madaxweynaha Puntland shanta sano ee soo socota .

‘Waxaan Allaah kaaga rajaynayaa inuu kugu guuleeyo mas’uuliyaddan laguu doortay, aadna horseed u noqoto xasilloonida, horumarka iyo baraaraha Puntland.
Dhamman siyaasiyiinta, musharrixiintii xilka Madaxweynaha Puntland iyo guud ahaan shacab qiimaha badan ee reer Puntland waxaan ku boorrinayaa inay gacmaha is qabsadaan, taageeraan Madaxda la doortay, wadajirka uga shaqeeyaan horumarka Puntland iyo guud ahaan dalkeenna.
Hambalyo”.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi ayaa ku guuleystay xilka Madaxweynaha Puntland

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed