Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

MW hore Farmaajo oo si adag uga hadlay xariga Gudoomiyaha Ururka Shacabka

Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si adag u cambaareeyay xariga magaalada Muqdisho ugu geysteen laamaha amaanka dowladda Federaalka guddoomiyaha Urur siyaasadeedka Shacabka Cabdiraxmaan Saleymaan Jaamac.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku tilmaamay xariga guddoomiyaha Urur siyaasadeedka Shacabka Cabdiraxmaan Saleymaan Jaamac mid muujinayso jihada siyaasadeed ee uu qaatay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, gaar ahaan nooca doorasho ee uu hiigsanayo.

โ€œAnnaga oo muujinayna inta uu xadgudubkaani ku yeelanayo xasilloonida siyaasadeed iyo hannaanka dimuqraadiyadeed ee dalka, waxaan ugu baaqaynaa Madaxweynaha in uu xorriyaddiisa si deg deg ah ugu soo celiyo Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka Shacabka ee sida sharci darrada ah loo beegsadayโ€ ayuu yiri madaxweyne hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Farmaajo ayaa sidoo kale ugu baaqay madaxda dowladda fedaraalka Soomaaliya iney ka fogaadaan wax walba oo sababi kara hubanti laโ€™aan siyaasadeed, isagoona dalbaday si deg deg ah xuriyadiisa loogu soo celiyo Cabdiraxmaan Saleymaan Jaamac.

โ€œHayโ€™adaha amaanka heer Federaal waxaan ku adkaynaynaa waajibaadka Dastuuriga ah ee ay u xilsaaran yihiin, iyaga oo ka fogaanaya tallaabooyinka noocaan ah ee wiiqaya kalsoonida shacabka Soomaaliyeed iyo sumcaddooda ciidannimoโ€ ayuu yiri Farmaajo.

Ugu dambeyntii Xariga dowladda Fedaraalka Soomaaliya u geystay guddoomiyaha Urur siyaasadeedka Shacabka Cabdiraxmaan Saleymaan Jaamac waxaa si weyn u cambaareeyay qaar ka mid ah Xisbiyada iyo siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda, kuwaas oo si wadajir ah u dalbaday si deg deg loo sii daayo guddoomiye Cabdiraxmaan Suleymaan.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed