Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

MW Biixi oo sheegay in Jabhadii Buurta Gacanlibaax la maxkamadayn doono

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in maxkamad la horkeeni doono xubnihii Jabhadii Buurta Gacanlibaax ee weerarka ku dilay in ka nadan 10 booliis ah 11, August, 2023.

Madaxweynaha oo qudbad sannadeedii dastuuriga ahayd ka horjeediyay baarlamaanka, ayaa sheegay in jabkii ciidamada Somaliland ay sabab u ahayd Jabhadii Buurta Gacanlibaax.

โ€œIyada oo lagu jiro dufaacii qaranka ee guud ayaa waxa dhacay shirqoolkii qaranka loo galay 11 August buurta Gacanlibaax ee lagu laayay ciidamadii qaranka ee hadh iyo habeenba dalka usoo jeedayโ€ ayuu yidhi Madaxweyne Biixi.

Biixi waxa uu sheegay in loo bahanyahay in maxkamad la horkeeno xubnihii ka qaybqaatay shiqoolkii lagu laayahay askarta booliiska ah, si looga fogaado in dhacdo lamid ahi markale dhacdo.

โ€œShil wuu dhacaa, qolo danbiilayaal ahi shirqool way samayn karaan, waxaynu ku dadaalaynaa oo qaran ahaan inaga goโ€™an in gacan ku dhiiglayaashii la horkeeno cadaalada, cid ayaa danbiile ah; cidbaa qaranka danbi ka gashay waa in maxkamad la horkeenaaโ€ ayuu yidhi Biixi.

Waxa uu intaa ku daray in xisbiga Waddani aanu aqbalin doorashadii 2017, taasina ay sababtay in cadawga Somaliland uu ka faaโ€™iidaysto cabashadiisa.

Wasaarada Arrimaha Guddaha Somaliland ayaa hore cafis ugu fidisay xubnihii ka tirsana Jabhada Buurta Gacanlibaax ee uu madaxweynuhu maanta sheegay in la maxkamadayn doono.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed