Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Muxuu ku saabsanaa socdaalk uu Hogaamiyaha SSC ku tagay Jabuuti?

Hogaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) iyo xubno maamulkiisa ka tirsan, ayaa maalintii sedexdaad waxay ku sugan yihiin Jabuuti.

Booqashadan ayaa ah middii ugu horreysay ee hogaamiyahan uu ku tago Jabuuti tan iyo markii uu qarxay dagaalkii gobolka Sool ee bilowgii sanadkii hore ee 2023.

Wasiirka warfaafinta Maamulka SSC-Khaatumo Najiib Barkhadle ayaa ku tilmaamay booqashada uu Firdhiye ku tagay  Jabuuti inay tahay guul weyn oo usoo hotay SSC.

Waxa uu sheegay in Jabuuti ay gacan ka geysan doonto, dawlad dhiska deegaannada SSC- Khaatumo, si la mid ah taageerada Jabuuti ay ku garab taagan tahay Soomaaliya inteeda kale, si loo xoojiyo hayโ€™adaha dawladda.

Wasiirka warfaafinta SSC wuxuu dhinaca kale wax kama jiraan ku tilmaamay in Jabuuti ay Somaliland ku taageeraysay dagaalladii ka dhacay Sool. Wuxuu wararkaasi ku tilmaamay inay ahaayeen kuwo been abuur ah.

Dhinaca kale, wasiirka warfaafinta SSC- Khaatumo ayaa sidoo kale ka hadlay nuxurka wadahadal Jabuuti ku dhexmaray madaxweynaha maamulkooda iyo ku xigeenka xoghayaha guud ee IGAD, Maxamed Cabdi Waare. Waxa uu sheegay in laga wada hadlay sidii Somaliland iyo SSC isku dhaafsan lahaayeen maxaabiista labada dhinac.

Najiib Barkhadle wuxuu tilmaamay in maxaabiista dagaaal ee ay gacanta ku hayaan SSC- Khaatumo ay yihiin dambiilayaal caalami ah, kuwaas oo uu xaqiijiyay inay wajihi doonaan maxkamad si xukun loogu rido.

โ€œWaxyaalaha la isla soo qaaday waxaa ka mid ahaa arimaha maxaabiista, arrimaha maxaabiistuna waa kiis caalami ah, annagana si gaar ah saameyn noogu leh, labo dhinac marka loo kala qaado, waxaa ku jira dad dambiilayaal ah oo waaweyn oo iyagoo gacanta dambiga iyo dhiigga kula jira la qabtay, dadkaas maxkamad uun bay sugayaanโ€™โ€™ ayuu yiri  Najiib.

Si kastaba ha ahaatee, socdaalka uu Firdhiye ku tagay Jabuuti ayaa kusoo aadaya, xilli uu aad u xun yahay xiriirka  Somaliland iyo Jabuuti.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed