Musharaxa Madaxweyne ee Puntland Suldaan Cabdicasiis Afguduud ayaa ku dhintay shilgaari

DEG DEG Musharax Madaxweyne Puntland Suldaan Cabdicasiis Afguduud ayaa goor dhaweyd ku dhintay shilgaari oo ku galay wadada xiriirsa Boosaso iyo Qardho

sida oo kale labo ka mid ah dadkii la saarna gaariga ayaa iyaguna Geeriyooday

Marxuumka ayaa ku sii jeeday Magaalada Qardho halkaas oo kasii wadi lahaa Ololahiisa Doorashada ka dib markii uu dhawaan shaaciyay in uu yahay Musharax Madaxweyne Puntland.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed