Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Maxkamadda Racfaanka oo markale la hor keenay Eedeysane Sayid cali

Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta markale u fariisatay kiiska dacwadda loo heysto Sayid cali Macalin Daaโ€™uud oo ku eedeysan inuu Muqdisho ku gubay xaaskiisii.

Eedeysanahaan ayaa horay waxaa dil toogasho ah ugu xukuntay Maxkamadda gobolka Banaadir oo sheegtay in lagu helay dilka uu u geystay xaaskiisii oo lagu magacaabi jiray Luul Sheekh Cabdicasiis.

Fadhiga maanta waxaa Maxkamadda la hor keenay marqaatiyaal cusub oo ay ka mid yihiin shaqsiyaadkii ugu horeeyay ee guriga tagay markii ay arkeen dabka iyo dhaqaatiirtii ugu horeysay ee loo geeyay Luul Sheekh Cabdicasiis ayadoo dhaawac ah, kuwaas oo sharaxay waxyaabahii ay arkeen.

Maqaatiyaasha cusub ee maanta waxaa ka mid aheyd Faadumo Abuukar oo daris la aheyd marxuumadda, waxayna Maxkamadda ka hor  sheegtay inay aragtay Luul oo gubaneyso oo  Ashahaadaneyso.

โ€œAlbaabka waxaa taagnayd marxuumad Luul oo Ashahaadeynao, isla markaana gubaneyso, waxayna dalbaneysay caawinaadโ€ ayay tiri Marqaati Faadumo. Aniga waxay igu tiri eedo i caawi, kadibna sidaas ayaan ku qaadnay aniga iyo dad kale, waxayna igu tiri intii aan sii wadnay lmaheyga waa Agoon, haddana ma rajoobi doonaan walaleyโ€ ayay tiri Faadumo Abuukar.

Eedeysanaha oo dhankiisa Maxkamaddu weydiisay suโ€™aalo la xariiray kiiskaan ayaa qirtay inuu shidaal soo iibsaday, islamarkaana dabka uu qabad siiyay guriga, isaga oo sheegay in ujeedkiisu uu ahaa inuu gubo alaabta taalay guriga.

Ugu dambeyntii fadhigii labaad ee dhageysiga kiiskaan waxaa soo xiray guddoomiyaha Maxkamadda racfaanka oo sheegay in doodda ay sii socon doono fadhiga kalena lagu goโ€™aamin doono dhageysiga dacwaddan oo si weyn indhaha ugu wada hayaan shacabka Soomaaliyeed.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed