Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Maxay yihiin heshiisyada cusub ee maanta ay asixiyeen Golaha wasiirada Soomaliya ?

Raโ€™iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta shir gudoominaay kulanka Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa.

Shirka Golaha Wasiirrada ayaa lagu ansixiyey, hindise sharciyeed, siyaasad, xeer iyo heshiisyo iskaashi oo kala ah; Hindise Sharciyeedka Tacliinta Sare ee Qaranka, Siyaasadda Dowladda ee Bareyaasha Soomaaliyeed, Xeer-nidaamiyaha qiimeynta saameynta deegaanka, Heshiiska Iskaashiga Difaaca ee u dhexeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya iyo Heshiiska Is-dhaafsiga dhiirigelinta iyo dhowrista Maalgashiga ee Soomaaliya iyo Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE).

Shirka ayaa waxaa warbixin looga dhageystay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta warbixin ku saabsan Duufaannada la saadaalinayo in ay ka dhici karaan qeybo kamid ah gobollada dalka, sidii loogu diyaar garoobi lahaa, dadka looga wacyigelin lahaa.

Kulankaan ayaa ku soo aadayo xilli  ay  todobaakaan Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka  ka soo saartay digniino, ku aaddan in shacabka ay ka fogaadaan goobaha biyo mareennada iyo toggaga sababo la xiriiro cabsi laga qabo roobab dabeylo iyo daad wato.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed