Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Maxay ku Hishiiyeen Soomaliya iyo Itoobiya ?

Waxaa magaalada Ankara lagu soo gabagabeeyay wada hadaladii u dhaxeeyay Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya kaa oo ay garwadeen ka ahayd Dowladda Turkiga, waa markii ugu horeeysay tan iyo markii ay Itoobiya ay heshiis la gashay Somaliland oo ay madaxda labada Dowladood ay waji ka waji ay isku hor fadhiistaan ayna uga wada hadlaan khilaafkoodi.

Kulanka oo u dhaxeeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Iyo Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, waxaa garwadeen ka ahaa Madaxweynaha Turkiga Recep Tayip Erdogan, waxaana ay labada dhinac ku heshiiyeen in dhammaan arrimahii la isku haystey sida heshiiskii kihilaafka dhaliyay meesha laga saarey, ayna yihiin taariikh tagtey, labada dalna ay u bilaabaneyso bog cusub oo ku saleysan is qaddarin iyo dhowrista qaranimada, madaxbanaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee labada dal.
War Murtiyeedka gabagabadii shirka laga soo saaray ayaa waxaa lagu xusay in heshiis kasta oo dhacaya ay khasab tahay in loo soo maro Dowladda Soomaaliya.
Warka sidoo kale waxaa daaha looga qaaday in Arrimaha la xiriira adeegsiga badaha oo ku kooban ganacsiga ay labada dal u mari doonaan hab sharciyeed labada dal faaโ€™iido u leh oo qeyb ka qaadanaya horumarinta dhaqaalaha, laguna saleynayo dhowrista qarannimada, madaxbannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya, si waafaqsan sharciga caalamiga ah.
Dowladda Turkiga ayaa ah wadan si dhow saaxiib ula ah wadamada Soomaaliya iyo Itoobiya, waxaana uu isku xilqaamay xalinta Dowladahaan khilaafka ka dhaxeeyay oo gaaray xiriirkoodi meeshii ugu xumeyd.
Dowladda Soomaaliya ayaa uga mahadcelisay Madaxweyne Erdogan, shacabka iyo dowladda Turkiga, martigelinta kulanka iyo dadaalkii ay muddada 8-da bilood ku bixiyeen ka mira dhalinta xasaraddan ka aloosneyd Geeska Afrika.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed