Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Maxay kawada hadlee RW Xamse iyo James Swan?

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,  Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga kumeel gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan oo ay kawada hadleen xoojinta wadashaqeynta hayโ€™adaha Qaramada Midoobay iyo dowladda Soomaaliya.

Wasiirka koowaad ee Xukuumadda ayaa uga mahadceliyey hayโ€™adda Qaramada Midoobay taageerada ay la garab taagan yihiin dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, isaga oo intaa ku daray in ay diyaar u yihiin in ay si dhow uga wada shaqeeyaan arrimaha baniโ€™aadantinimada, horumarinta bulshada iyo xasilinta deegaannada lagala wareegay Al-Shabaab.

Ergayga ayaa dhankiisa ka mahadceliyey sida soo dhawaynta leh ee loo sameeyey, isaga oo sheegay in Qaramada Midoobay ay diyaar u tahay in dowladda Soomaaliya ay gacan ka siiyaan barnaamijyada hortabinta u leh qorshaha Xukuumadda Raโ€™iisul Wasaare Xamsa.

Ergeyga kumeel gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan ayaa maaliintii Axadda soo gaaray Muqdisho, isagoo sheegay in uu ka shaqeynaayo sidii Soomaalida looga taageeri lahaa nabadgalyada, Horumarka iyo Dawlad dhiska. James Swan ayaa dhameysan doona muddo xileedka xaafiiska UNSOM oo dib loo eegi doono dhammaadka sannadkan.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed