Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Maxay ansixiyeen Baarlamaanka Soomaliya ?

Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey heshiis ay dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda Turkiga, kaas oo ku saabsan iskaashiga dhinaca difaaca iyo dhaqaalaha. Sida lagu yiri warkooban oo ay daabacday Wakaaladda SONNA.

Kulanka ay yeesheen Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo loo diiday in ay tabiso warbaahinta madaxbannaan ayaa warka ka soo baxay SONNA lagu sheegay in kulanka ay soo xaadireen 216 mudane waxaa ogolaatay 213 Xildhibaan, waxaana diiday 3 Xildhibaan, sida uu ku dhawaaqay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Sheikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe.

Shir degdeg ah oo saaka yeesheen Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, uuna shirguddoomiyey Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa ansixiyay heshiis dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda Turkiga, kaas oo ku saabsan iskaashiga dhinaca difaaca iyo dhaqaalaha.

Heshiiskaan ayaa muran iyo doodo dhaliyey habka loo maray ansixintiisa, waxaa xusid mudan in asnixinta Golaha Wasiirrada iyo anixinta Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ay qaadatay wax ka yar lix saac.

Warbaahinta madaxa bannaan ayaa weli helin nuqul ka mid ah heeshiiskaan ay maanta ansixiyeen, taas badalkeed loo diiday in ay si toos ah u tabiso, kulanka Baarlamaanka .

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed