Alla ha unaxariisto Maryan Maxamed Ciise (Maryan Gudduudo) guddoomiyihii hore ee ururka Haweenka gobolka Bari ayaa goordhoweyd la xaqiijiyay geerideeda.
Marxuumad Maryan Gudduudo ayaa mudo xanuunsanays waxaan ugu danbeyn ku geeriyootay magaalada Boosaso sida la xaqiijiyay .
Waxay Muddo dheer ahayd guddoomiyaha Haweenka gobolka Bari sida oo kale waxay inta badan ka qeyb-qaadan jirtay dhismaha iyo hormarinta dowladnimada Soomaliya iyo tan Puntland.