Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Madaxweyne Xasan Sheikh oo lagu eedeeyay in wado mudo kordhin qasab ah

Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed, iyo xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishkuur ayaa si wadajir ah u soo saaray bayaan culus oo ay ku eedeeyeen madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu qorsheynayo muddo-kordhin aan sharci ahayn oo ku aaddan madaxda dowlad-goboleedyada.

Saddexdan hoggaamiye ayaa sheegay in qorshaha madaxweyne Xasan Sheekh uu yahay in dowlad-goboleedyada muddo-xileedkoodu dhammaaday lagu qasbo inay qaataan muddo- kordhin, taasi oo ay ku tilmaameen inay tahay tallaabo sharci-darro ah oo keeni karta xasillooni darro siyaasadeed.

Waxay sheegeen ujeeddada uu ka leeyahay madaxweynuhu muddo kordhinta dowlad goboleedyada in ay tahay, in isaganu uu helo muddo kordhin marka uu dhamaado muddo xileedkiisa.

Waxay sidoo kale madaxda dowlad-goboleedyada, gaar ahaan Galmudug, Koonfur Galbeed, iyo Hirshabeelle, ugu baaqeen inay ka digtoonaadaan qorshayaasha madaxweyne Xasan Sheekh, kuna dhiirrigeliyeen inay iska kaashadaan ilaalinta midnimada dalka iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed.

โ€œWaxaan ugu baaqaynaa in madaxda dowlad-goboleedyadu ay ka degaan tareenka jidka qardajeexa ah ee aan la ogayn halka uu ku demi doono. Madaxweynuhu waa inuu ka digtoonaadaa in uu cabsi geliyo madaxda dowlad-goboleedyada, iyadoo loo adeegsanayo miisaaniyadda iyo cadaadis siyaasadeed si uu ugu furo xilligan xasaasiga ah muddo-kordhin sharci-darro ah,โ€ ayay sii raaciyeen.

Hadalka siyaasiyiintan ayaa kusoo aaday, kaddib markii uu fashil ku dhamaaday shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socday Muqdisho.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed