Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Madaxweyne Xasan oo si adag uga hadlay hubka sharci daradaha

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa digniin adag ka soo saaray ka ganacsiga hubka sharci darrada ah , isagoo hoosta ka xariiqay in dowladdu ay ka goโ€™an tahay in tallaabo adag laga qaado dadka ku lugta leh.

Hadal uu madaxweynuhu ka jeediyay Khudbadii Salaadda Jimcaha ee Masjidka Villa Somalia, ayuu shacabka uga digay inaan lagu kadsoomin kaydinta iyo rarista hubka, wuxuuna kula dardaarmay inay ka fogaadaan ka ganacsiga hubka ee sharci darrada ah.

โ€œHa u ogolaanin in hubka lagu kaydiyo gurigaaga, ha ku dhex qaadin gaarigaaga, hana ka ganacsan hubka. Hadhow, shalaaydu kuma badbaadin doonto,โ€ ayuu yiri madaxweynuhu.

Madaxweynaha ayaa si cad u sheegay in masโ€™uuliyiintu aysan ka waaban doonin fulinta sharciga, isagoo daboolka ka qaaday in ciidamada ammaanka ay heli doonaan amar xitaa haddii ay habeen tahay, si ay u baaraan guryaha looga shakiyo in lagu heysto hub sharci darro ah.

โ€œHadii ay ciidamada ammaanku ogaadaan in gurigaaga uu hub yaallo, waxay heli doonaan warqad maxkamadeed, xitaa 3-da subaxnimo, waxayna geli doonaan gurigaaga,โ€ayuu yidhi, isaga oo intaa ku daray in kuwa ku hawlan arrimahan oo kale ay luminayaan sharaftii iyo karaamadii ay bulshada ku dhex lahaayeen.

Hadalkiisa ayaa imaanaya iyadoo maalintii shalay gaadiid xamuul ah oo hub siday oo ka yimid dalka Ethiopia uu gaaray degaanada Puntland, arrintaas oo dowladda Soomaaliya ay camabaaraysay.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed