Madaxweynihii hore ee dalka Honduras islamarkana lagu helay dambi ah ka ganacsiga daroogada Juan Orlando Hernández, ayaa laga sii daayay xabsi ku yaala dalka Mareykanka kadib markii uu cafis u fidiyay Donald Trump.
Waxa uu ku xukunaa 45 sano oo xabsi ahisga oo lagu eedeeyay in uu si xilkiisa u isticmaalay in boqolaal tan oo kookayn ah la so galiyo gudaha Maraykanka.
Xaaskii ayaa u mahadcelisay madaxweynaha Mareykanka. cafiska ayaa kusoo beegmaya xilli Mr Trump uu cadaadis weyn saaray dalka Venezuela, isagoo ku eedeeyay dowladda inay ku lug leedahay ka ganacsiga daroogada.

