Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Madaxii xafiiska Aljazeera Wael al-Dahdouh oo ka baxay Gaza

Madaxa xafiiska Aljazeera ee Qaza, Wael al-Dahdouh, ayaa ka baxay dhulka Falastiin Talaadadii, sida uu u sheegay AFP, kadib markii ay duqaymo ay geysteen Israel ay ku dileen xaaskiisa, caruur badan iyo saaxiibkiis.

Muuqaallada Dahdouh oo u baroordiiqaya qoyskiisa oo lug uga soo cararaya magaalada Gaza ayaa si caalami ah loo sii daayay toddobaadyadii la soo dhaafay tan iyo markii uu qarxay dagaalka u dhexeeya maleeshiyada Xamaas iyo Israaโ€™iil 7-dii Oktoobar.

Isagoo la hadlayay wariye ka tirsan wakaaladda wararka ee AFP, ayaa 53-jirkan waxa uu sheegay in uu ka soo gudbay xadka Rafah uu la wadaago Masar.

Dahdouh waxa uu sheegay in uu u sii gudbi doono dalka Qatar halkaas oo uu ku mari doono qaliin lagaga sameeynayo dhaawac ka soo gaaray weerar ay Israaโ€™iil fulisay bishii hore, kaas oo lagu dilay sawir qaade u shaqaynayay shabakadda ay xarunteedu tahay Qatar oo lagu magacaabi jiray Samer Abu Daqqa iyo dhawr qof oo kale.

Xaaskiisa, laba caruur ah oo ay dhaleen iyo wiil uu awoowe u ahaa ayaa lagu dilay duqeyn bishii October ka dhacday xerada qaxootiga ee Nuseirat ee bartamaha Gaza, halka wiilkiisa ugu weyn uu ku dhintay weerarro bishan lala beegsaday gaari marayay Rafah.

Dahdouh waxa uu galay Masar Talaadadii isagoo la socda nin ay qaraabo yihiin, ka dib markii afar carruur ah oo uu dhalay ay ka gudbeen xadkaasi todobaadkii hore, sida uu u sheegay AFP.

Ugu yaraan 82 saxafi ayaa lagu dilay dagaalka Israil iyo Xamaas, 75 ka mid ah waxaa lagu dilay Gaza, sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay guddiga difaaca suxufiyiinta.

 

AFP

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed