Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Maalinta shaqaalaha adduunka oo maanta la xusay

1-da May Qaramada Midoobay ayaa aqbashay soo jeedin ka timid waaxda taariikheynta u qaabilsan si maalmo loo gooni yeelo munaasabado kala duwan oo tan shaqaalaha ay kamid tahay.

Ujeedka maalintaas loo aas-aasay waa dhowr qaybood oo kala ah: In la helo maalin u gaar ah oo shaqada kawada nastaan dhammaan shaqaalaha dalalka saxiixay heshiiskaan, la socodka shaqo laโ€™aanta, ka warqabka saacadaha shaqada & kuwo kale oo lagu ilaalinayo xuquuqda shaqaalaha.

Marka la gaaro 1-da May waxaa la fasaxaa shaqaalaha si ay ehelkooda ula joogaan maalintaas, dalalka qaar ayaa intaas ku dara tartamo, ciyaaro & socod ay ku muujinayaan maalintaan muhiimadda ay u leedahay shaqaalaha kala xirfadda duwan.

Ururka Shaqaalaha Caalamiga (International Labor Organization) loona soo gaabiyo ILO ayaa diiwaangeliyay xaaladda shaqaalaha dalalka xubnaha ka ah Ururkaan oo codka Qaramada Midoobay ku howlgala.

Ururka Shaqaalaha Aduunka ee ILO waxaana xubin ka ah 186 wadan oo kamid ah 193 dal ee Qaramada Midoobay iyo hal Jaziirad, dhammaantood waxa ay qalinka ku duugeen in ay u hoggaansameen xeerarka ururkaan.

Soomaaliya ayaa ka mid ah dalalka ku jiray Ururka Shaqaalaha Aduunka ee ILO, iyada oo Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay fasaxday dhammaan shaqaalaha Dowladda.

Soomaaliya 75% waa dhallinyaro waana kuwa ugu badan ee sanadkaan wajahaya shaqo laโ€™aan iyada oo sanad waliba ay Jaamacadaha dalka ay ka soo baxaan dhallinyaro aan haysan balan qaad shaqo, Dowladda Soomaaliya ayaa 6 sano ee la soo dhaafay qaadan wax shaqaalo.

Ururka Shaqaalaha Aduunka ee ILO Qoondo ayuu ku leeyahay Golaha sare ee Qaramada Midoobay, si lamid ah Ururada kale ee kale kor ku xusan haba kala shaqo iyo firfircoonaan badnaadaanee, Dalalka ugu badan ee taageero waa: Finland, France, Germany, Italy, Norway, Poland, Slovakia, Slovenia, Spain iyo Sweden, halka Qaaradda Ameerika aysan ka marneen oo waxaa liiskaan usoo galay dalalka ku yaalla Bartamaha sida: Costa Rica, Panama iyo Cuba.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed