Lugatoor oo kulan la qaatay Qunsulka Sweden ee Soomaaliya

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Ilyas Osman Lugatoor ayaa Xafiiskiiska ku qaabilay Qunsulka Sweden ee Soomaaliya Amb.Johan Bergqvist.
Kulanka ayaa looga hadlay Geedi socodka Dimuqraadiyada Puntland, Mashaariicda horumarinta iyo qodobo kale.
Madaxweyne Ku-xigeenka waxa kulanka ku weheliyey Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada Cabdifataax Cabdinuur, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Mohamed Jama Abdirahman iyo Saraakiil Madaxtooyo.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed