Kulankii golaha shacabka oo maanta baaqday

Fadhiga Golaha Shacabka oo kooram la’aan baaqday Kulanka Golaha Shacabka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u baaqday kooram la’aan iyada oo ay soo buuxin wayeen tirada laga rabay.

Fadhiga Baarlamaanka ayaa lagu waday in maanta lagu soo gabababeyn rabay doodii ku saabsaneed Canshuurta iyo cabashada ganacsatada ka soo yeertay.

Guddoomiye Ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka, Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa sheegay in aan loo dulqaadin karin xildhibaannada ka baaqanaya kulamada.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed