Khasaare ka dhashay diyaarad ku dhacday Degmada Ceelbarde

Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Diyaarad nooca Gargaarka oo ku dhacay Degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool.
diyaraada ayaa la sheegay in dagi weysay kadib markii lugaha ay u bixi waayeen.
labo qof ayaa ku dhintay oo direewalkii diyaarada uu ku jiro sida aanu ka helayno ay sheegayaan waxaana diyaarada soo wajahay burbur sido kale jira dhaawacyo ayaa ka dhashay shilka Diyaarada.
Diyaaradan oo siday Gargaar ayaa ka duushay Garoonka Diyaaraha Aadan Cadde ee Muqdisho,waxaana la socday Afar qof oo kamid ahaa Shaqaalaha Hey’adda WFP.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed