Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Jubbaland oo xiriirka u jartay dowladda Soomaaliya

War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Jubaland ayaa waxaa gebi ahaan xiriirkii loogu jaray dowladda federaalka Soomaaliya, sababo la xiriira khilaafka u dhexeeya labada dhinac.

Jubbaland ayaa shaaca ka qaaday inay hakisay wada-shaqeyntii ay la laheyd dowladda dhexe, iyada oo ku eedeysay inay jabisay dastuurka dalka.

Sidoo kale Jubbaland ayaa shuruud ku xirtay illaa inta ay dowladda dhexe uga soo noqoneyso dastuurka, una ixtiraameyso rabitaanka shacabka Jubbaland.

โ€œDowladda Jubbaland waxay caddeyneysaa inay hakisay xiriirikii wada-shaqeyneyd ee ay la laheyd xukuumadda federaalka Soomaaliya inta ay uga hoggaansameyso dastuurka dalka, ixtiraameysana rabutaanka shacabka Jubbalandโ€ ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.

Goโ€™aankan ayaa daba socda xiisadda u dhexeysa maamulka Axmed Madoobe iyo  Villa Soomaaliya, kaas oo kasii dara 24-kii saac ee lasoo dhaafay, kadib markii Jubbaland ay u dhaq-dhaqaaqday in si gaar ah u qabsato doorashadeeda.

Dowladda dhexe ayaa diiday guddiga doorashada ee uu xalay soo magacaabay Axmed Madoobe, waxayna intaasi ku dartay in aanay aqoonsan doonin doorashada Jubbaland.

Waa maamulkii labaad ee xiriirka u jaray dowladda federaalka, waxaana horay sidaan oo kale u baxay Puntland oo illaa iyo hadda uu khilaaf kala dhexeeyaa dowladda federaalka.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed