Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Jabuuti oo Itoobiya ka sugaysa inay aqbasho hannaan lagu xallin karo xiisadda Soomaaliya

Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti Mahamoud Ali Youssouf ayaa shaaca ka qaaday mar uu ka hadlayay shir madaxeedka Shiinaha iyo Afrika  in madaxda Itoobiya, ay ka filayaan jawaab wanaagsan oo ku aaddan in ay aqbalaan dalab lagu xallin karo xiisadda kala dhaxaysa Soomaaliya.

Toddobaadkii hore, wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti  ayaa caddeeyey in Djibouti ay doonayso inay Itoobiya 100% maamusho dekedda Tadjoura ee xeebta Jabuuti.

Sida ay ku warrantay Bloomberg, dalabka Jabuuti waa qayb ka mid ah dadaalka ay ugu jirto inay wax ka qabato caqabado dhowr ah oo ka jira gobolka Bariga Afrika.

โ€œWaxaan ku jirnaa duufaanta, waxaana isku dayeynaa inaan ku dadaalno sidii aan u caawin lahayn dalalka sida Suudaan oo kale ah iyo sidoo kale inaan isku dayno inaan dhimno xiisadda u dhexeysa Soomaaliya iyo Itoobiya,โ€ ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti.

Marka laga soo tago khilaafka u dhaxeeya Itoobiya iyo Soomaaliya, Jabuuti ayaa isku dayaysa in ay qaboojiso xiisadda ka taagan Suudaan, halkaasoo dagaallo sokeeye ay ka socdeen muddo sannad ka badan, iyadoo dhinaca kalana la tacaalaysa cawaaqib xumada ka dhalan karta weerarrada ay Iiraan ku qaaddo maraakiib ganacsi ee mara badda cas, iyadoo taageerta Xuutiyiinta Yemen.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed