Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Itoobiya oo war kale ka soo saartay Hishiiskii ay la gashay Soomaliland

Dowladda Itoobiya ayaa mar kale difaacday Is-fagaradka ay la gashay Somaliland oo sida adag ay uga hortimid dowladda federaalka Soomaaliya.

Redwan Hussain, oo ah la-taliyaha amniga qaranka ee Raโ€™iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali, ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey warbaahinta dowladda ee Ethiopian  waxa uu ku sheegay in falcelinta [caalamiga ah] ee ka dhalatay is-afagaradka โ€œaysan aheyn wax aysan fileyn.โ€

Redwan ayaa difaacay goโ€™aanka ay Itoobiya is-afgaradka kula saxiixatay Somaliland.

Waxa uu ku dooday in โ€œinkasta oo Somaliland aysan helin aqoonsi buuxa, ay horey heshiisyo ula saxiixatay dalal kala duwan, oo ay ku jiraan heshiisyo horumarin dekado.โ€

Waxa uu tixraacay heshiiskii la saxiixay 2017, ee Itoobiya, Shirkadda dekadaha Dubai ee DP World iyo Maamulka Dekadaha Somaliland ee la xiriiray Dekadda Berbera.

Dowladda Soomaaliya ayaa is-afgaradka ku tilmaamtay โ€œdaan-daansiโ€ ay Itoobiya ugu xadgudbeyso madax-banaanida Soomaaliya, waxayna ka codsatay Qaramada Midoobe iyo Midowga Afrika inay kulamo deg deg ah ka yeeshaan arrintan.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo shalay Jimcihii khudbad ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa sheegey in dhulka Soomaaliya โ€œaanan lagu bedelan karin dano gaaban.โ€

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed