Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Imran Khan oo lagu xukumay 14 sano oo Xabsi ah

Raโ€™iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan & Marwadiisa Bushra Bibi ayaa lagu xukumay 14 sano oo xabsi ah kaddib markii lagu eedeeyay kiisas kala duwan oo ugu dambayn xukunkaas loo cuksaday sida ay sheegeen ilo kala duwan.

Khan waxaa shalay oo Talaado ahayd lagu eedeeyay in uu bannaanka soo dhigay siraha qaranka halka maanta oo Arbaco ah lagu xukumay 14ka sano waxa ay taasi keentay hadal-hayn badan oo ka imaanaysa gudaha & Dibadda.

Imran Khan ayaa dhammaan kiisaska loo cuksaday ku sifeeyay kuwo aanay waxba ka jirin isla markaana dano siyaasadeed oo gaar ah laga leeyahay si loo magac dilo loogana reebo doorashada 2024 sidaas loo samaynayo.

Arrinta Ciyaaryahankii ee Ciyaaraha Kirikitka waa Imran Khan waxa ay saamayn taban ku reebtay dhinaca Amniga ee Dalka Pakistan waayo waxaa dibadbaxyo rabshada wata dhigay taageerayaashiisa oo ay isku dhaceen ciidamada Booliiska.

Aafada ku dhacday Raโ€™iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan waxa ay kusoo billaabatay sanadkii 2022kii kaddib markii Mucaaradku ay sheegeen in xilka ay ka tuureen waxaana xigay in la xiray halka markale uu ka badbaaday isku day lagu dili rabay.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed