Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Ilhaan Cumar “Badeena cidi ma qaadan karto inta aan annigu Congress-ka joogo …..

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan golaha Congress-ka Mareykanka ayaa si adag uga hadashay damaca dowladda Itoobiya ee Badda Cas, iyada oo sheegtay in xilligaan Biyaha Soomaaliya aan la iska qaadan Karin.

Inta aan anniga Congress-ka jooga Badda Soomaaliya dad kale ma qaadanayaan.” ayay tiri xildhibaanad Ilhaan Cumar

Sidoo kale Ilhaan Cumar ayaa sheegtay in dowladda Mareykanka uusan taageereenin in uu dal kale dhaco Soomaaliya, “Waddanka Mareykanka kuma taageerayo dad kale in ay annaga na dhacaan, marka taas ka seexda.”

Ilhaan oo hadalkeeda sii wadata ayaa sii sheegtay in Soomaaliya ay u maqan tahay iyada wakiil u ah, “Gabadhii aad Congress-ka u dirsateen way idinka warheysaa, sida idinka u dareemaysiin dantaas ayey u dareemaysaa.”

Dhanka kale Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa Madaxdweyne Xasan Sheekh Maxamuud u muujisay tallaabadii uu qaatay, iyada oo tiri, Madaxweyne Xasan Sheekh waxa aan leenahay waan kuugu faraxsannahay, shaqada fiican ee aad qabatay, in dadka Soomaaliyeed aad dareensiisay si kasta aan annaga u dhibannahay Soomaali haddii aan nahay, waxa aan nahay dad karti leh dad waddankooda aqoonsan, dad waligood dalkooda khatar laga galin Karin.”

Ugu dambeen Ilhaan Cumar ayaa shacabka Soomaaliyeed ku ammaantay sidii ay uga falceliyeen damaca dowladda Itoobiya, “Waxa aan Soomaalida meel kasta ku nool ugu hambalyeenayaa sida aad isugu duuban tihiin, sida aad kulligiin u garab istaagteen Madaxweynahayna; maxaa yeelay wuu u baahan yahay in aan garab istaagno.”

Xildhibaan Ilhaan ayaa hadalkeed ku soo gabagabeesay, “Soomaaliya waa Soomaali, Soomaaliya waa hal, Walaalo ayaan wadannahay, dhulkeyn lama kala qeybsanaayo, dhulal baa naga maqan oo aan raadsanaynaa, inta aan hadda haysanno lama kala qeybinayo.”

Hadalkaan ayaa ku soo beegmaya xilli Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed uu heshiis is-afgarad ah la yeeshay Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Bixi Cabdi, kaas oo ay dowladda Soomaaliya ku tilmaamtay mid xadgudub ku ah qarannimada Soomaaliya.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed