Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Hogaamiyaha SSC ” Waan soo ceshan doona Ceerigaabo”

Hoggaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo ayaa shacabka SSC ugu baaqay in loo diyaar garoobo dagaal Somaliland lagaga saarayo magaalada Ceerigaabo.

Hoggaamiye Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye, oo hadal ka jeediyay xaflad loogu dabaaldegayay munaasabadda aasaaska maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegay in farxadda xusku aanay dhamaystirnayn inta ay Ceerigaabo gacantooda ka maqantahay.

“Caawa waxaan halkan uga sheegayaa reer SSC, meel ay joogaanba, in loo diyaargaroobo sidii aynu ugu guuri lahayn Ceerigaabo iyo gobolka Sanaag. Ma aqbalayno in dhulkeennii oo qaybo ka mid ahi ay gacanteenna ka maqanyihiin aynu ka ladnno, ka fadhiisanno ama ka gaabino,” ayuu yidhi Firdhiye.
Waxa uu sheegay in ciidamada Somaliland ay barakiciyeen qaybo kamid ah shacabka Ceerigaabo, isla markaana ay waxyeelo u gaysteen hantidooda, taasi oo anay aqbalidoonin.
Firdhiye ayaa ku goodiyay inay Somaliland kala wareegi doonaan magaalada Ceerigaabo sidii Laascaanood ay ugala wareegeen, isaga oo sheegay in ay ku gudo jiraan qorshihii ay kula wareegi lahaayeen magaalada.

“Waxaan ugu baaqayaa bulshada reer SSC, dal iyo dibad, meel ay joogaanba, in halganku aanu dhammaanin. Waa kala dhiman yahay. Waa in loo guntado sidii halgankaa dalkeenna iyo masiirkeenna aynu u galnay aynu u dhamaystiri lahayn. Qorshaheedii iyo tabaabushaheedii waanu ku jirnaa,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Firdhiye.

Dhawaan, waxa magaalada Ceerigaabo soo galay ciidamo ka tirsan SSC Khaatumo, kuwaasi oo magaalada laga saaray kadib dagaal ay ciidamada Somaliland la galeen. Waxaa jirta xiisad ka taagan guud ahaan deegaanka, iyadoo ay kumannaan qof magaalada ka qaxeen.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed