Hay’adda SODMA oo dawo gaarsiisay magaalada Ceeldheer

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaliya ee SoDMA ayaa degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug waxa ay u dirtay shixnad Daawo ah taas oo dhan 1-Tan.

Deeqdaan ayaa loogu talagalay in la gaarsiiyo isbitaalka degmadaas bukaanada ku jira, waxaana deeqdaan hay’adda SoDMA ay ku wareejisay dadka deegaanka

Degmada Ceeldheer ayaa dhawaan Al-shabaab laga xoreeyey, waxaana hay’adda SoDMA ka go’an caawinta iyo u gargaarida bulshada nugul meel walba oo ay ka jogaan dalka.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed