Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo muddo 3-bilood hakisay Baasaboorka Dalka

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa lagu sheegay in Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Soomaaliya ku dhawaaqday in muddo seddex bilood ah, oo ka bilaabanaysa 1-da Janaayo ilaa 31-ka Maarso 2025, si ku-meel-gaar ah loo hakiyey hawlaha wax-ka-beddelka xogta baasaboorka, gaar ahaan kuwa la xiriira burinta ama beddelidda macluumaadka ku jira baasaboorka.

Qoraalka waxaa lagu sheegay in Go’aankan, oo ay hay’addu sheegtay inuu yahay mid ku saleysan horumarinta iyo tayeynta baasaboorka Soomaaliga, ayaa loogu talagalay in dib-u-eegis lagu sameeyo habraacyada iyo farsamooyinka la xiriira wax-ka-beddelka xogta baasaboorka.

“Iyadoo laga duulayo horumarinta iyo tayaynta baasaboorka Soomaaliga, Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda waxay muwaadiniinta Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ku wargelinaysaa in muddo seddex bilood ah oo ka bilaabanaysa 1-da Janaayo ilaa 31-ka Maarso 2025 si ku-meel-gaar ah u hakisay wax-ka bedelka xogta baasaboorka si hay’addu fursad ugu hesho dib-u-eegista hannaanka, habraacyada iyo hawlaha farsamada ee ku saabsan wax-kabedelka xogta baasaboorka si loo ilaaliyo, loona horumariyo sumcadda baasaboorka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.” ayaa lagu yiri Bayaanka Hay’adda kasoo baxay.

Shacabka waxaa lagu wargeliyay in Hakintaan Ku-meel gaar ah aysan saameyn doonin wax-kabedelka xarfaha la waafajinayo documentiyada rasmiga ah.

Hay’adda ayaa tilmaantay in arrintan ay tahay tallaabo loo qaaday ilaalinta iyo kor-u-qaadidda sumcadda baasaboorka Soomaaliyeed ee caalamka.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed