Warsaxaafadeed ay soo saartay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, ayaa sheegtay in ay gacanta ku soo dhigay laba qof oo ku eedeysan in ay Al-shabaab u qaabilsanaa dhanka Isbitaalada & daryeelka bukaanada.
Labada eedeysane ayaa lagu kala magacaabaa, Kooshin Maxamuud Axmed, halka kan kale lagu magacaabo, Keyse Faarax Xasan (Axmed Yare).