Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Gudoomiye Cabdi Xaashi oo dalka dib ugu soo laabtay

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu magaalada Nayroobi uga qeyb galay shirka 18-aad  ee Guddomiyeyaasha Baarlamaannada Ururka Bulshada Bariga Afrika (๐„๐€๐‚).

Guddoomiye Cabdi Xaashi  ayaa khudbad ka jeediyay shirka isaga oo sheegay, in ku biirista Soomaaliya ee Ururka Bulshada Bariga Afrika ay muhiimad wayn u leedahay Ururka iyo dalkeennaba, maadaama Soomaaliya ay leedahay Khayraad farabadan, dhul qani ah iyo Bulsho firfircoon oo leh hal-abuur ganacsi.

Sidoo kale, Guddoomiyaha ayaa sheegay in midowgan uu tusaale wanaagsan u yahay dhammaan dowladaha qaaradda Afrika, in ay midoobaan ayna ka wada faaโ€™iidaystaan khayraadka dhulalkooda, iskana kaashadaan arrimaha nabadgalyada iyo horumarinta dhaqaalaha iyo bulsho ee dadyawga qaaradda Afrika.

Ka-qaybgalka guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Cabdi Xaashi,  ayaa loo arkaa tallaabo wanaagsan oo loo qaaday xagga wada shaqeyn qoto dheer oo dhexmarta Soomaaliya iyo dalalka deriska la ah ee Bariga Afrika.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed