Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo ansixiyay magacaabista Safiiro cusub

MW Biixi โ€œXisbiga WADDANI, dagaalkii dhacay ee cadowgu isu-keen soo raacay, ninkii Qaranka khiyaameeyey wuxuu ahaa guddoomiyihii ay u doorteen wakiilladaโ€

Kulanka Golaha oo uu shir guddoomiyay Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ugu horeyn lagu meel mariyay soo jeedin ka timid Wasaaradda arrimaha Dibadda oo ku aadaneyd magacaabista Cabdixakiin Maxamed Axmed Dhoobo daareed iyo Yuusuf Axmed Jeego oo loo magacaabay iney ka mid noqdaan danjirayaasha Soomaaliya ku matalaya dalalka caalamka.

Golaha Wasiiradda ayaa sidoo kale ansixiyey Siyaasadda habraaca Qaran ee warbixinta iyo dabagalka xuquuqul insaanka, taasoo muhiimad gaar ah siinaysa ilaalinta iyo horumarinta xuquuqda aadanaha ee Soomaaliya.

Kulanka Wasiirrada ayaa lagu soo bandhigay warbixin faah faahsan oo la xiriirta dardargelinta qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP), kaasoo lagu taageerayo horumarinta nidaamka dowliga ah iyo kobcinta dhaqaalaha dalka.

โ€œQorshahani wuxuu xoojinayaa isku xirnaanta heyโ€™adaha dowladda, wuxuuna horseedayaa in la helo nidaam hufan oo lagula socdo fulinta iyo horumarinta siyaasadaha qaranka, iyada oo la hubinayo in dhammaan qorshayaasha iyo barnaamijyada dowladda ay waafaqsan yihiin yoolalka horumarineed ee dalkaโ€ ayaa lagu yiri qoraal laga soo saaray kulanka Golaha.

Waxaa sidoo kale kulanka Golaha Wasiiradda warbixino la xiriira xaaladda guud ee amniga iyo dadaalada lagu xasilinayo dalka ee ka dhanka ah kooxda Al-shabaab looga dhageystay Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga, kuwaas oo golaha ka hor sheegay in la xoojiyay qorshayaasha dalka looga ciribtiraayo Al-shabaab.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed