Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Golaha Shacabka oo anxiyey ku biirista Ururka Bariga Afrika

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey  in Soomaaliya ku biirto Ururka Dhaqaalaha Bulshadda Bariga Afrika.

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BJFS ayaa ansixiyay Heshiiska ku biirista Urur Goboleedka Dhaqaalaha Bariga Afrika, waxaana Haa ogolaatay 148-Xildhibaan hal Xildhibaan ayaa diiday Hal Xildhibaanna waa uu ka aamusay, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiye ku xigeenka.

Soomaaliya ayaa xubin rasmi ah ka nooqotay Ururkan sanadkii hore ka dib markii dowladda Soomaaliya daddaal badan ku bixisay, Ganacsatada iyo Muwaadiniinta Soomaaliyeed ayaa si weyn uga faaโ€™iidaysan doona fursadan, iyagoo badeecadahooda u heli doona suuqaq u iibgeeyaan.

Sidoo kale Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaan ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Ilaalinta Maareynta Deegaanka oo dib loogu soo celiyey Golaha Shacabka, Si loo waafajiyo Qodobka 82aad Fagradisa 4aad ee Dastuurka KMG.

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka oo kulanka shirguddoomiyey ayaa ku dhawaaqay Natiijada, waxa uu sheegay in Haa ku ogolaatay 150-Xildhibaan mana jirin Xildhibaano diiday ama ka aamusay. Hindise sharciyeedka ayaa waxaa golaha usoo gudbisay Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimilada.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed