Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Garaad Jaamac Garaad Cali oo Somaliland uga digay weerarka ay la damacsan tahay SSC-Khaatumo

Garaad Jaamac Garaad Cali oo kamid ah Duubabka dhaqanka ayaa ka digay qorshaha duullaanka ah ee Somaliland ee ka dhanka ah Maamulka sida kumeel-gaarka ah u aqoonsatay Dowladda Federaalka ee SSC-Khaatumo.

Garaadka ayaa sheegay in xadgudubka Somaliland uu kordhay balse markii Dadku kaceen sababay in laga qabsado deegaannadii ay ka joogeen Dhulka SSC-Khaatumo taasina lagu gaaray midnimo iyo wadajir sida uu hadalka u dhigay.

Dagaalkii ka dhacay Xerada Gooja-cadde sanadkii hore ayuu ku tusaaleeyay in ay ku qanci darto Somaliland maadaama ciidankii joogay xeradaas askar ka yar kana hub koobnaa balse ugu dambeyn guul ka gaaray sida uu hadalka u dhigay.

โ€œDowlad dhan oo 30 sano hub uruursanaysay oo adduunka oo dhan dabataagnaa in rag yar qoryaha ka dhigaan waxa ay ku suuragashay in uu alle garabsiiyay, dagaalkii Gooja-cadde waxaa la lahaa suurtagal ma ahan, waxaa la lahaa sidee ayay u suurtagashaaโ€ Garaad Jaamac Garaad Cali.

Madaxda sare ee Maamulka Kumeel-gaarka ah ee SSC-Khaatumo ayaa dhowr jeer sheegay in Maamulka Somaliland uu qorsheynayo duullaan uu ku raadinayo dib ugu qabsashada deegaannada haatan maamulkaas uu gacanta ku hayo.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed