Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Faysal Cali Waraabe oo shaki ka muujiyay wakhtiga doorashada

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa shaki ka muujiyay nidaamka ay golayaasha sharci dajinta Somaliland u wadaan ansixinta xeerka doorashooyinka Soomaliland xili uu maanta shir jaraaโ€™id ku qabtay magaalada Hargeysa.

Guddoomiyuhu waxa uu si gaar ah walaac uga muujiyay Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, oo madaxtooyada iska xaadiriyay xili shalay loo balansanaa in cod loo qaado xeerka.

โ€œGuddoomiyuhu isaga oo golihii fadhiyo ayuu yidhi madaxtooyada ayaa layga yeedhay, waxad moodaa in anay waxba u dhaxayn wasiirka iyo guddoomiyaha baarlamaanka, guddoomiyaha maxkamada sare iyo guurtidaโ€ ayuu yidhi Waraabe.

Waxa uu sheegay in hadii doorashadu markale dib u dhacdo ay noqon doonto arrin u addeegaysa cadawga Somaliland, isla markaana laga faaโ€™iidaysan doono qalalaasaha guddaha ee Somaliland.

Guddoomiyuhu waxa kale oo uu sheegay in sharciga doorashada ururada laga dhigo mid dhigaya in ururadu ay kusoo baxaan cod haldheeri ah, halka markii hore ay ka ahayd in saddexda urur ee dhamaan gobolada min 20% ka hela codadka guud ay soo baxaan.

Xeerka doorashooyinka ayaa la filayaa in dhawaan golayaasha sharcidajintu ay kasoo saaraan nuqul laysku raacsanyahay, kadib markii ay labada aqal ku kala aragti duwanaadeen qodobada qaar dhawaan.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed