Dulimaadkii garoonka diyaaradaha Boosaso oo hakada galay maanta

Diyaaradaha Daalo Airlines iyo Ethiopian Airlines ayaa maanta ka baaqday safarkii ay ku iman lahaayeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso waxaana rakaabkii ay ka qaadi lahayeen Bosaso lagu wargeliyay in ay dib ugu laabtan guryahooda maadamaa dulimaadyadii diyaaradahani ay baaqdeen.

ilo warar ah oo ay SBC k heshay masuuliyiinta Puntland ee wasaarda duulista hawada Puntland ayaa hakinta duulimaadyadan ku macneeyay ayaa inay tahay qayb ka mid ah faragelinta Dowladda Federaalka Soomaaliya.

PSF oo ka mid ah ciidamada Puntland ayaa dhawaan digniin la xiriirta garoonka soo saartay waxaana shacabka ka agdhow ay ku amartay in ay iska fagoodan madaama ay tilmaamen in garoonka loo diiday dadka gaar ahna ay isticmaalan .

Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay Dowladda Federaalka oo ku saabsan jawaabta eedeynta ay mas’uuliyiinta Puntland noo sheegeen, kaas oo ah in Dowladda Federaalka amartay diyaaradaha inay safarkooda hakiyaan.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed