Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Dowladda France oo Soomaaliya ka cafisay deyn dhan $145.6M

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige iyo Safiirka Dowladda Faransiiska ee Kenya iyo Soomaaliya Mr. Arnaud Suquet ayaa ku kala saxiixday safaaradda ay faransiiska ku leedahay magaalada Nairobi heshiis lagu soo afjaray deymihii ay Dowladda France ay ku lahayd Soomaaliya.

Munaasabad kooban oo ka dhacday Safaaradda France ee Kenya ayaa waxaa ka qeyb galay Safiirka Soomaaliya ee Kenya u fadhiya waxaana Soomaaliya looga cafiyay deyn dhan $145.6M.

Heshiiskaan maanta deynta badan looga cafiyay Soomaaliya waxa uu soo maray dhowr waji waxaana qeyb uu ka yahay goโ€™aan kii ay gaareen horaantii sanadkan wadamada ku bahoobay Ururka Paris Club.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa saxiixa heshiiskaan kadib waxa uu ka dhawaajiyay in tani guul ay u tahay Shacabka iyo Dowladda Soomaaliya waxana ay ka qaadi doontaa ayuu yiri culeeska dhaqaale ee deymaha lagu leeyahay Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya waxa ay dadaal  dheer ay ugashay sidii mar uun Soomaaliya looga cafin lahaa deymaha la degay, waxaana tani ay ka saaciday in Hayโ€™addaha Dowladda ay noqdaan kuwa lagu kalsoonaado marka loo eego inay qaadeen nidaamka Hayโ€™addaha Dowladiga ee Caalamka.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed