Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

DFS oo war ka soo saartay musiibaddii Soomalida ka soo gaadhay Jaziirada Madagascar

Wasiirka warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Daud Aweys ayaa shir jaraaโ€™id uu maanta ku qabtay Xafiiskiisi kaga warbixiyay Tahriibayaal Soomaali ah oo doomihii ay la socdeen ku degtay Jaziirada  Madagascar, waxaana uu ku faah faahiyay Shirkiisi Jaraaโ€™id qoraal kasoo gaaray Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalkaasi.

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daud Aweis ayaa tacsi u diray qoysaska ay ka geeriyoodeen 22-ka ruux ee masiibadan ku dhintey, isagoo dhanka kalena xusay in 48-ka qof ee la soo badbaadiyay ay gacanta ku hayso Dowladda Madagascar.

Wasiir Daud ayaa shaaca ka qaaday dhowr tallaabo oo ay Dowladda Soomaaliya ay qaadeyso oo ay ugu horeeyso in xubno ka socda Dowladda Soomaaliya ay tagi doonaan Madagascar sidoo kale ay xiriir la sameeyn doonaan masโ€™uuliyiinta Dowladda Madagascar si looga war haayo xaalada Caafimaad ee kuwa doomaha ka badbaaday.

Waxaa jira warar soo baxaya oo ay Wasaaradda Arrimaha Dibbada Madagascar ay sheegtay in suurta gal ay tahay in dadka qaar aan wali lahubin inay Soomaali yihiin iyo in kale taana ay kasoo war bixin doonaan xubnaha Dowladda ee tagi doona Madagascar sida uu xusay Wasiirka warfaafinta Soomaaliya.

Sidoo kale Wasiir Daud ayaa sheegay in ay Dowladda dadkaasi dib ugu soo celinayso Soomaaliya oo bad qabkoodi isku xilsaari doonto, waxaana Daud Aweys uu sheegay inay sameeyn doonaan baaritaan ku saabsan cidii ka dambeeysay tahriibinta Soomaalidaan.

Ugu dambeeyn Wasiirka Warfaafinya ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digay safarada noocaani oo kale ah ee mukhalisiinta dadka tahriibinaya taa oo khatar weyn ku ah nafta shaqsiga inuu badda ku bimeeyo badda caalamiga ah, waxaana shacabka uu ugu baaqay in kuwa falalka noocaasi oo kale ah ka shaqeenaya inay lasoo wadaagaan macluumaadkoodi Dowladda federaalka si tallaabo sharciga waafaqsan looga qaado.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed